Gorfeyn Podcast - Soomaalidu maxay daawadaan ?
Gorfeyn Podcast - Xaddeynta Xuduudaha dadka iyo Maareynta Welwelka - Shukri Abdi Ahmed
Gorfeyn Podcast - Xaddeynta Xuduudaha dadka iyo Maareynta Welwelka - Shukri Abdi Ahmed – Macalimad Luuqadda English oo aad u daneysa arimaha Hagaajinta hab fikirka.
Gorfeyn podcast – Abdalla Abdirahman – Psychologist iyo Ganacsade - Mowduuca Awoodda Dareemayaasheena.
Gorfeyn podcast – Abdalla Abdirahman – Psychologist iyo Ganacsade - Mowduuca Awoodda Dareemayaasheena.
Gorfeyn Podcast – Wargeysyadda Muqdisho - Abdirahman Diimow
Gorfeyn Podcast – Wargeysyadda Muqdisho - Abdirahman Diimow oo in ka badan 30 sano wargeysyada ku wareejinayay wadooyinka Muqdisho.
Gorfeyn Podcast – Yasir Baffo - Dalxiiska Soomaaliya.
Gorfeyn Podcast – Yasir Baffo - Dalxiiska Soomaaliya - In ka badan 12 Sano ka shaqeynaayay Dalxiiska Soomaaliya.
Gorfeyn Podcast: Majaalka dacwada iyo jiilka cusub - Sheekh Cabdi Xayi Sheekh Adam.
Gorfeyn Podcast: Majaalka dacwada iyo jiilka cusub - khadiibka Masjidka Cumar Bin Khadaab ee Sheekh Cabdi Xayi Sheekh Adam oo in ka badan 30 sano ka shaqeynayay dacwada.
Gorfeyn Podcast - Abuukaate Abdifitah Maxamed – Waxbarashada iyo Shaqada dadka baahiyaha Gaarka leh
Gorfeyn Podcast - Abuukaate Abdifitah Maxamed Dahir – Waxbarashada iyo Shaqada dadka baahiyaha Gaarka leh - Sharci yaqaan & Maamulaha Dugsiga indhoolayaasha Al-Nuur - in ka badan 20 sano ayaa ka shaqeynaayay waxbarashada iyo Sharciga.
Gorfeyn Podcast - Taariikhda Af-Soomaaliga - Prof. Cabdalla Mansuur
Gorfeyn Podcast - Taariikhda Af-Soomaaliga - Prof. Cabdalla Mansuur oo ah guddoomiyaha akadeemiyad goboleedka AGA, qoraa ku xeel dheer af cilmi-yeedka iyo taariikhda, wax badanna ku biiriyay keydka cilmi-baarista Soomaalida.
Gorfeyn Podcast – Soomaalida iyo Isqurxinta - Naciima Cali Nuur (Umu Fu’aad )
Gorfeyn Podcast – Soomaalida iyo Isqurxinta - Naciima Cali Nuur (Umu Fu’aad ) oo muddo 20 sano ah ka shaqeynsay isqurxinta dumarka.
Gorfeyn Podcast – Balwadda iyo cudurrada dhimirka - Dr. Liibaan Maxamed Cumar
Gorfeyn Podcast – Balwadda iyo cudurrada dhimirka - Dr. Liibaan Maxamed Cumar oo 10 sano ah ka shaqeynayay cudurrada guud gaar ahaan Mental Health.